Qaamuusle LogoQaamuusle

badi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

badi1
Magac dheddig
1
Wax tirsama intooda badan.
2
(fk) Alaaba, sida qaliibka ah, inta badan, badanaa, guud ahaan.
badi2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
1
(f.g)Wax in go'an ahaa, in kale oo la nooc ah ku darid.
2
(f.mg) Ka b.: cid tartan kaga adkaan.
3
Ka b.: wax, cid uga aqoon badnaan; ka rayn.
4
Ka b.: wax intii loo baahnaa in ka badan ku darid.
Tusaale
Shaahii sonkor buu ka badiyey
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/-isay; -iyi