Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ayeeyo
Magac dheddig
1
Hooyadaa hooyadeed ama aabbaha hooyadiis.
2
u.j: ayeeyooy!
3
U.j: wiilka aan ayeeyada u ahayow!; gabadha aan ayeeyada u ahayey!
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ayeeyolugadheer
Magac dheddig urur
2: ayeeyolugdheer
Magac dheddig urur