Qaamuusle LogoQaamuusle

diraacso

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Meel xilliga diraacda ku sugnaan.
2
Tamardarro, cunto yaraan ku noolaansho (xoolo). ld diraaco.
Is-rogga falkan

-saday, -satay