Qaamuusle LogoQaamuusle

deexo

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid.
2
Hadal badan shubid; dalqamid.
Is-rogga falkan

-xday, -xatay