Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
israaci
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax aad u jecleysasho.
2
Qof dhaawac ah dilid.
3
Qabyo dhammaystirid.
4
Qoryo shidmaya afkooda isugeyn.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: israac
Magac lab
2: israacin
Magac faleed dheddig
3: israacis
Magac lab
4: isrogrog
Magac lab