Qaamuusle LogoQaamuusle

duqow

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

duqow1
Magac lab
la midka ah (ld):
duqoobid
duqow2
Magac dheddig wadar
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
duqow3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Duq noqosho.
Is-rogga falkan

-oobay, -owday; -oobi