girgir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
girgir1
Magac lab1
Wax wareegsan afkiisa sare.
2
Mindi dhankeeda aan wax goyn.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
girgir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax xariiqid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rro, m.dh
-ray, -rtay