Qaamuusle LogoQaamuusle

buudhi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

buudhi1
Magac lab
Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.
buudhi2
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
Qaalin geel sabiisheeda barar abaahidoon ka muuqasho.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay