qasil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qasil1
Magac lab1
Caleenta geedka gobka oo shiidan oo loogu qabeysto saabuun ahaan.
2
la midka ah (ld):
qasaasilid
Mayrista cuntada qaarkeed sida bariiska iwm la mayro inta aan la karin
qasil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadla midka ah (ld):
qasaasil²
Is-rogga falkan
-ilay, -ishay