Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qasaalan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax la qasaalay ahaansho (dhar).
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qas
Magac lab
2: qasaal
Magac lab
3: qasaalasho
Magac faleed dheddig
4: qasaalid
Magac faleed dheddig
5: qasaalnaan
Magac faleed dheddig
6: qasaalnaansho
Magac lab ama dheddig
7: qasaalo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
8: qasaanqas
Magac dheddig