qas
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qas1
Magac lab1
Rabsho iyo xasillooni la'aan.
2
Siil.
3
Gumaar.
4
Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.
qas2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Milme iyo hoore isku labid.
2
Wax kala jaad ah isku darid.
3
Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid.
4
Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.
Is-rogga falkan
-say, -stay