Qaamuusle LogoQaamuusle

qasaasil

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qasaasil1
Magac lab
1
Q. ah: badar, bariis iwm oo dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo looga saaray.
2
la midka ah (ld):
qasaasilid
qasaasil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Badar, bariis iwm dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo uga saarid. ld qasil².
Is-rogga falkan

-ilay, -ishay