laablaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laablaab1
Magac labXeelad dan lagu fushanayo. ld laallaab.
laablaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax fidsanaa duudduubid.
2
Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab².
Is-rogga falkan
-bay, -btay