dulfadhi
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
1
Wax meel ku sugan la joogid si looga warqabo.
2
Wax duljoogid iyadoo aan wax laga qabaneyn.
3
Wax meel ku sugan ilaalin.
Tusaale
“Ciidan baa na dulfadhiya”
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/-isay; -iyi