hanti
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hanti1
Magac dheddig1
Wax mood iyo nool ah ee cidi leedahay.
2
Maal badan.
hanti2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad1
Wax mas'uuliyaddooda ka adkaansho.
2
Wax lahaanshihiisa la wareegid.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/isay; -iyi