geddi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
geddi1
Magac lab1
Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; gebi.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
geddi2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad1
Wax afrogid.
2
Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gaddi.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/isay; -iyi