Qaamuusle LogoQaamuusle

hawtulhamag

Magac lab
1
Cayayaan duulduula, habeenkii dabka ifkiisa soo raaca oo ku gubta.
2
Qof aan kala aqoon wax u roon iyo waxa u daran.
3
H. ah: meel aad mugdi u ah ama aad gudcur u ah.