Qaamuusle LogoQaamuusle

gedgeddi

Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
1
Wax hadba dhinac u rogid.
2
Badeeco ganacsi ku sameyn.
3
Eray fal ah rogrogid. ld gadgaddi.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/isay; -iyi