afgembi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
afgembi1
Magac lab1
Hab aan sharci ahayn oo dowlad dhisan lagu beddelo; inqilaab.
2
Hoosmaridda, wax afkooda sare uu hoos maro.
3
la midka ah (ld):
afgembiyid
afgembi2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad1
Hab aan sharci ahayn dowlad dhisan ku beddelid.
2
Wax afkooda sare hoos marin.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/-isay; -iyi