Qaamuusle LogoQaamuusle

afgammuur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

afgammuur1
Magac lab
1
Qalab af fiican oo wax lagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin af beelay.
2
la midka ah (ld):
afgammuurid
afgammuur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax af beelay ka dhigid. ld afgammuux², afgamuur², afgamuux².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay