Qaamuusle LogoQaamuusle

fallaar gaama

Magac labFiisikis
Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.
Wadarta Magacan

-rro ..., m.l