Qaamuusle LogoQaamuusle

qabsin oodan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qabsin-oodan1
Magac lab
Xirmidda ay xiidmuhu xirmaan.
qabsin-oodan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Xiidmo wax xiran noqosho.
Is-rogga falkan

-dmay, -dantay; -dmi