Qaamuusle LogoQaamuusle

barood

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

barood1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
baroodid
Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaqeysanyahay
2
B. ah: neef sii dhimanaya jirro awgeed.
barood2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn.
2
Neef wax naftu markaa ka baxayso noqosho.
Is-rogga falkan

-day, -dday