Qaamuusle LogoQaamuusle

dowli

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dowli1
Magac lab
1
(-iyo, m.dh) Xarig adag, dheer, oo inta wadaanta lagu xiro, ceelasha lagu shubo.
2
la midka ah (ld):
duwali (2)
ld dawli¹
dowli2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Ceel dowli ku shubid. ld dawli².
Is-rogga falkan

-iyay, -isay