Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
duwali
Magac lab
1
Wax dawladaha adduunka oo dhan u dhexeeya.
2
la midka ah (ld):
dowli 1 (2)
Ereyo kale oo u soo dhow
1: duw
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
2: duwan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: duwanaan
Magac faleed dheddig
4: duwanaansho
Magac lab ama dheddig
5: duwanow
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: duwasho
Magac faleed dheddig
7: duwid
Magac faleed dheddig
8: duwo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad