Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
duwan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Ka d.: wax la duway ahaansho.
2
Kala d.: wax, wax kale aan la nooc ahayn ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: duw
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
2: duwali
Magac lab
3: duwanaan
Magac faleed dheddig
4: duwanaansho
Magac lab ama dheddig
5: duwanow
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: duwasho
Magac faleed dheddig
7: duwid
Magac faleed dheddig
8: duwo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad