Qaamuusle LogoQaamuusle

duw

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax leexin.
2
(f.g) Cid wax tusid.
3
(f.mg)Ku d.: wax meeshii lala rabay ku toosin; aadsiin; ku leexin.
4
(f.mg) Isku d./isu d.: wax isku dubbarrid.
Is-rogga falkan

-uway, -uday; f.a: du'