Qaamuusle LogoQaamuusle

warjeef

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

warjeef1
Magac lab
la midka ah (ld):
warjaaf¹, warjaafid, warjeefid
warjeef2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Tiro badan oo nafley ah isku kol layn ama dilid. ld warjaaf².
Is-rogga falkan

-fay, -ftay