Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
angar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
angar
1
Magac lab
la midka ah (ld):
angarid
angar
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Qof meel cidla ah uga tegid.
2
Qof dhibaato ku dhaafid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: angaran
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: angarid
Magac faleed dheddig
3: angarmid
Magac faleed dheddig
4: angarnaan
Magac faleed dheddig
5: angarnaansho
Magac lab ama dheddig
6: anguubyo
Magac dheddig
7: anguugyo
Magac dheddig