Qaamuusle LogoQaamuusle

rubi

Magac lab tiraale
Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybshay meeshood; rubuc; waax.
Tusaale
Waa sagaalkii iyo r.
R. kiilo bariis ah
la mid ah:rubuc.