rubisaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
rubisaar1
Magac labFaa'iidada la dul saarto lacag la is amaahiyey; dulsaar; korsaar; dheef. ld ribisaar¹.
rubisaar2
Fal laba-gudbe, isrogrogga 1aadLacag dulsaar leh cid amaahin. ld ribisaar².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay