Qaamuusle LogoQaamuusle

caag

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

caag1
Magac lab
1
Adke loodsame ah, si fudud u gubta oo waxyaabo badan laga sameeyo.
2
(-gag, m.l) Wax kasta oo balaastiig ka sameysan.
3
Meel yara godanoo biyo qabatin leh.
Wadarta Magacan

-gag, m.l

caag2
Magac labKiimika
Walax loo yeeli karo qaab marka la adeegsado kul ama cadaadis. Caagagga badankooda waxa laga sameeyaa “xabko” macmal ah oo la tarmiyey.
caag3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ka c.: gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'id.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay