caajis
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
caajis1
Magac lab1
Firfircooni la'aan; wahsi; daal.
2
C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis¹.
Wadarta Magacan
-siin/-syo, m.dh
caajis2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis².
Is-rogga falkan
-say, -stay