maardhood
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maardhood1
Magac labGed-gaddoonka uu sameyo qof aad u xanuunsanaya.
maardhood2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof xanuun weyni hayo gedgaddoon samayn.
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-day, -dday