jibaax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jibaax1
Magac lab1
Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca.
2
la midka ah (ld):
jibaaxid
Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay
jibaax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadMeel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday