qonof
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qonof1
Magac labTab ka mid ah xeeladaha legdinta oo lugta lagu maro tan qofka kale si loo legdo.
qonof2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof, qof kale la lagdamaaya lugtiisa lugta qofka kale ku marid si uu u legdo.
Is-rogga falkan
-nfay, -noftay; -nfi