tariib
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tariib1
Magac lab ururNabarro yaryar oo jirku yeesho oo ka qaado dhirta caanaha leh qaarkood.
tariib2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNabarro yaryar oo jirku yeesho dhirta caanaha leh qaarkeed ka qaadid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay