Qaamuusle LogoQaamuusle

liglig

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

liglig1
Magac lab urur
1
Saabka weelasha loo sameeyo ganaha ka soo taagtaagan.
2
Qoryo iswaydaarsan oo qumbaha afkiisa lagu sameeyo.
liglig2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Ruxruxid, dhaqdhaqaajin.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay