lig
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
lig1
Magac dheddigWax kor u taagan oo toosan oo aan soo laabmayn ahaan; wax likaysan ama liqdaaran.
lig2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax meel taagid si aysan u dhaqdhaqaaqin.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-gay, -gtay