luufluuf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
luufluuf1
Magac lab ururWax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.
luufluuf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Weel iwm dildillaacid.
2
Wax baabi'id.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fay, -ftay