burbur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
burbur1
Magac lab urur1
Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo.
2
Caano la lulay oo aan weli subag dhalin. ld burur¹ (2).
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
burbur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur² (2).
Is-rogga falkan
-ray, -rtay