Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
macmacaan
Magac lab urur
Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mac
Magac dheddig
2: macaadin
Magac dheddig wadar
3: macaahado
Magac dheddig
4: macaahid
Magac dheddig wadar
5: macaamil
Magac lab
6: macaamilo
Magac lab
7: macaamiloo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: macaamilood
Magac lab