Qaamuusle LogoQaamuusle

dhuub

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhuub1
Magac lab
1
Daliig mayrax ama xaskul ah.
2
Laa barshin oo caw ah oo isku xiran.
3
Sacab muggiis oo badar, sonkor iwm ah.
4
Mid ka mid ah ubaxa docihiisa.
Wadarta Magacan

-bab, m.l

dhuub2
Magac dheddig
Dhenged.
dhuub3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax baaxaddiisa yaryar.
Is-rogga falkan

-bay, -btay