rogaal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
rogaal1
Magac lab1
Faras ama rakuub aad u jarabaran.
2
U soo dabbaalidda meesha laga ugaarsanayo loo soo dabbaalo ugaar.
3
R. ah: nooc kooraha geela ka mid ah oo labada dacal ee afkeedu kor u taaganyahay.
4
Badinta qoraal lagu badiyo jikolostiil.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
rogaal2
Magac labXisaabTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 waa 1/x2 + 1 . Taranka tibaax kasta iyo rogaalkeeda waa hal.
rogaal3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
la midka ah (ld):
rogaalcelin
2
Beer carrageddiyid.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay