tastuur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tastuur1
Magac lab1
Xeer ama qaynuun waddan lagu maamulo.
2
Qori kolkol lagu shiraaca lagu xiro oo doonyuhu isticmaalaan.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
tastuur2
Magac lab ama dheddig ururDhaqan iyo dabeecad qof leeyahay. ld dastuur.