geyllan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
geyllan1
Magac lab1
Dadaal badan.
2
Si daran oo loo dagaallamo.
geyllan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Dadaal badan muujin.
2
Si daran u dagaallamid.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-amay, -antay; -ami