aadaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aadaan1
Magac lab1
Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiinta waqtiyada salaadda.
2
Ci' dheer oo neef riyo ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ld aadaamid, aaddan¹, eedaan¹.
aadaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Cod dheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
2
Kor u qaylin neef riyo ah xanuun dartiis. ld aaddan², eedaan².
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay