Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aadaab
Magac dheddig
1
Anshax iyo dhaqan wanaagsan oo cidi leedahay.
2
Anshax iyo dhaqan ay cidi leedahay.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Aad
Magacuyaal dhimman yeele
2: aadaamid
Magac faleed dheddig
3: aadaan
Magac lab
4: aadami
Magac lab urur
5: aadaminnimo
Magac dheddig
6: aadane
Magac lab
7: aaddamid
Magac dheddig
8: aaddan
Magac lab