Qaamuusle LogoQaamuusle

aaddan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

aaddan1
Magac lab
la midka ah (ld):
aadaan¹
aaddan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
la midka ah (ld):
aadaan²
Is-rogga falkan

-damay, -dantay

aaddan3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 4aad
1
(f.g) Is aa.: laba nafley wax da'da ama xoogga iska le'eg ahaansho.
2
(f.mg) Ku aa.: wax, wax kale ku beegan ahaansho.
Tusaale
Guriga Cali wuxuu ku aaddanyahay Baar Ubax
3
(f.mg) Ku aa.: wax, wax kale muuqaalkooda isku gudbay ahaansho.
4
(f.mg) Ku soo aa.: wax la filayo in uu meel yimaaddo ama ku dhaco waqti go'an ahaansho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd