aadaminnimo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aadaminnimo1
Magac dheddigAadami ahaansho. ld aadminnimo.
aadaminnimo2
Magac dheddig1
(fals.) Isku taxluujin ku xiran danaha aadamiga, anshaxiisa iyo barashadiisa.
2
(fals.) Dhaqanka qorista (qarnigii 14aad ilaa iyo kii 16aad ee ku saleysan barashada Giriigga iyo Roomaaniyiintii hore).